Tuesday, September 27, 2016

Warar

Kaalin u dhow Dawlada Hoose ee Degmada Burco ayaa la sheegayaa inuu goordhawayd dab qabsaday, iyadoo ay dad goob joogayaal ahi ay qaar ka...

Al-shabaab ayaa soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda, kaas oo ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay Degaanka Janaale ee...

Maqaalo

Saami-qeybsiga: Alif kaa Qaloocdaa Al-baqruu ku dhibaa? Hal-qabsi: Habar habartii loo kala baxey, Hiririgtii Yeedhey, Harqadihii Gidaarada la Sudhey, Dumarkii Heesaayey, Hadafbaa Dhismaha Baarlamaan lagu Habeeyaaye, Hanaankii Wax loo Dooran Jirey,...

Waxaa Magaalada Laascaanood ku sugan Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo dhowaan magaalada soo gaadhay kadib markuu kasoo kicitimay magaalada Hargaysa oo uu mudo ku...

Somaliland

Wasaaradda Arimaha Guduhu waxay ka mid tahay Wasaaradaha ugu muhiimsan Xukuumadda Somaliland, waxaana lagu tilmaamaa in Wasiirka Arimaha Guduhu yahay ninka sadexaad ee Xukuumadda,...

Waxaa soo gebageboobay diiwaangelintii Doorashooyinka Somaliland oo Gobolka Sool oo ugu dambeeyey ay 23/9/2016 soo xidhantay. Gobolka Sool ayaa aad uga duwan sanadihii hore marka...

Technology

Shirkadda Samsung ayaa sheegtay in ay dib u sii dhigayso iibinta taleefankeeda Galaxy Note 7. Shirkaddu waxay sheegtay in aysan ka bilaabaynin iibinta taleefan kan...

[simple-links category=”17″]

[simple-links category=”19″]

[simple-links category=”18″]