Friday, September 30, 2016

Warar

Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu markii ugu horeysay ka hadlay Heshiiskii is afagaradka ahaa sanadkii 2009...

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay Maxbuus ka tirsan Askarta ay dhawaan ka qabsadeen Kenya. Maxbuuskaani ku jira gacanta maleeshiyada ayaa waxaa lagu magacaabaa Loanard Maingi...

Maqaalo

Saami-qeybsiga: Alif kaa Qaloocdaa Al-baqruu ku dhibaa? Hal-qabsi: Habar habartii loo kala baxey, Hiririgtii Yeedhey, Harqadihii Gidaarada la Sudhey, Dumarkii Heesaayey, Hadafbaa Dhismaha Baarlamaan lagu Habeeyaaye, Hanaankii Wax loo Dooran Jirey,...

Waxaa Magaalada Laascaanood ku sugan Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo dhowaan magaalada soo gaadhay kadib markuu kasoo kicitimay magaalada Hargaysa oo uu mudo ku...

Somaliland

Wasaaradda Arimaha Guduhu waxay ka mid tahay Wasaaradaha ugu muhiimsan Xukuumadda Somaliland, waxaana lagu tilmaamaa in Wasiirka Arimaha Guduhu yahay ninka sadexaad ee Xukuumadda,...

Waxaa soo gebageboobay diiwaangelintii Doorashooyinka Somaliland oo Gobolka Sool oo ugu dambeeyey ay 23/9/2016 soo xidhantay. Gobolka Sool ayaa aad uga duwan sanadihii hore marka...

Technology

Shirkadda Samsung ayaa sheegtay in ay dib u sii dhigayso iibinta taleefankeeda Galaxy Note 7. Shirkaddu waxay sheegtay in aysan ka bilaabaynin iibinta taleefan kan...

[simple-links category=”17″]

[simple-links category=”19″]

[simple-links category=”18″]