CALI KHALIIF HAN YARAA MAAMUL DHAN BUU SHEEGANAYAYE

Cali Khaliif

Madaxweynihii dhamaa ee Maamulkii Khaatumo ayaa hada ku biiray qoraxjoogta Hargeysa oo marba intay qolo u tagto magaca Dhulbahante sheegata.

Profosoorkii ku doodayey inuu danaha inay Somaliland u wada hadlayaan sidii labo maamul oo siman wuxuu ku qancay in Faysal Cali Waraabe oo Mucaarad ahi marba meel u afuro geeyo, Wadahadalkiisiina hoos ugu soo noqdo dadkii SSC ee Somaliland u shaqaynayey.

Ifafaalaha soo muuqda iyo han yaraanta Cali Khaliif Galaydh waxaa soo in Inuu Wasiiru Dawlaha Nabadeynta Gobolada Barriga Somaliland Cabdirashiid Xuseen Cabdulle (Gargaar), oo ay isku beel yihiin ku yiraahdo DAN DHULBAHANTE AYAAN WADAAYE ANIGA BOOSKA II BANEE.

CALI KHALIIF! HAN YARAA MAAMUL DHAN BUU WATAYE.