CALI KHALIIF IYO SIILAANYO OO BERITO LA FILAYO INAY CAYNABO KU KULMAAN

cali siilaanyo

Odayaashii saaxiibka Xamar ahaan jiray ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galaydh ayaa la filayaa inay berito ku kulmaan magaalada Caynabo.

Odayaasha ayaa kala qoran doona qoraal aan wax taageero ah ka haysan shacabka Sool, Sanaag iyo Cayn, iyadoo heshiiska labada oday u arka arin khaatumo seeg ah.

Lama garanayo qoraalkani wuxuu ka kooban yahay, laakiin Cali Khaliif oo shacabku kalsoonidii kala noqdeen ayaan dariiq kale haysan inuu ismiidaamiyo mooye.