Daawo Cali Sandule oo si adag ugu jawaabay Wasiirka Biyaha SL Saleebaan Yuusuf

cali sandule

Siyaasiga Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) ayaa ka hadlay aflagaadooyin qaawan oo uu dhowaan u ka soo gaadhay Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Yussuf Cali.

Cali Sandulle ayaa sheegay inuusan Fahmin Sababta Ina Yuusuf isaga usoo weeraray, waxaana uu sheegay inaysan isla ekayn isla markaas uu yahay Wiil Yar oo kalsooni daro hayso.

DAAWO WARAYSIGII CALI SANDULE:

NO COMMENTS