Daawo ciidamo milateriga Somaliya katirsan oo tababar gaar ah loogu xiray Muqdisho

ciidan latababaray

Ciidamo ka tirsan kuwa militeriga Soomaaliya oo gaar ah ayaa waxaa tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa waxaa dhiibay Midowga Yurub qeybtiisa tababarka ciidamada ee loo yaqaan EUTM.