Daawo Faysal Cali Waraabe: Janaday gelayaan Ciidamadii maanta ku dhintay dagaalka Tukaraq iyo eedeynta Farmaajo

faysal cali waraabe

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Ucid ee Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay Dagaalka Tukaraq, isagoo sheegay inay dagaalka guulweyn ka gaadheen ciidamadda Somaliland, waxaana uu aad ugu Hambaleyey ciidamadii dagaalka ka qayb qaatay oo uu ku tilmaamay Mujaahidiin iyo Halgamayaal, isaga oo sheegay in kuwii dagaalkaas ku dhintayna ay janadda gelayaan.