DAAWO GUDIGA QABANQAABADA OO MUDEEYEY WAQTIGA UU QABSOOMAYO SHIRWEYNAHA XOOJINTA MAAMULKA KHAATUMO

Gudiga qabanqaabada ee Shirweynaha dhameystirka iyo xoojinta Maamulka Khaatumo ayaa ku dhawaaqay mudada uu qabsoomayo.

Shirweynaha ayaa loo asteeyey inuu dhaco bisha afraad ee sanadkan oo ku beegan xili roobeedka.

Shirweynuhu wuxuu kuwii hore kaga duwanaan doona waxaa lagu casuumay dhamaan beelaha wada dega Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

DAAWO GOAANADII GUDIGA QABANQAABADA: