Daawo Haweeney Ruush ah oo noqotay qofka ugu lugaha dheer dumarka Aduunka

Ekaterina Lisina russia dheer

Gabadh ka soo jeeda dalka Ruushka oo lagu magacaabo Ekaterina Lisina ayaa noqotay haweeneyda dunida ugu lugaha dheer inta la og yahay dumarka adduunka ku nool, sida lagu xaqiijiyay buugga mucjisooyinka iyo la-yaabka lagu diiwaan geliyo ee Guinness World Records.

Haweeneydaan oo dadka xayeysiisyada sameysa ayaa cabirka lugaheeda ay yihiin 132.8 cm, waxaana lugta bid ay lugta kale ka gaaban tahay 6 cm sida lagu ogaaday mar lagu cabiray dalkeeda Ruushka oo ay kasoo jeedo.

Koox shaqaale madaxbannaan oo ay u dhan yihiin qalabkooda iyo dhaqaatiir ayaa sameeya kuwaasi oo ka madaxbannaan Guinness World Records.

DAAWO:

NO COMMENTS