Daawo Haweenka Gobolka Sool oo ka soo horjeestay IGAD iyo wadahadal dhexmara Somaliland iyo Puntland

haweenka sool3

Haweenka Gobolka Sool oo maanta Warsaxaafadeed iyo kulan ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Laascaanood, ayaa ka soo horjeestay waan waanta Urur Goboleedka IGAD iyo wadahadal dhexmara Somaliland iyo Puntland.

DAAWO HAWEENKA G SOOL: