Daawo Haweenka Gobolka Sool oo weli sii wada kacdoonkoodii xili dagaal laga cabsi qabo

haweenka sool5

Haweenka Gobolka Sool ayaa weli ku foogan kacdoonkoodii ay kaga soo horjeedeen Somaliland, xili saacad kasta laga cabsi qabo inuu qarxo dagaal culus oo u dhexeeya Puntland iyo Somaliland.
Daawo