Daawo Maayerka Hargaysa oo shacabka ugu baaqay inay Cashuurta Bixiyaan

solteco maayir

Daawo Maayerka Caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Selteco) oo shacabka ugu baaqay inay Cashuurta Bixiyaan, si loogu qabto adeegyada loo baahan yahay.