Daawo Madaxweynaha Suuriya Bashaar al Assad oo ku sugan jiida hore ee dagaalka Quuta

bashaar al asad

Dowladda Suuriya ayaa shaacisay muuqaalkan madaxweyne Bashaar Al-Assad oo booqanayo ciidammadiisa ku sugan jiida hore ee dagaalka bariga Quuta.

Tobanaan kun oo qof ayaa ka qaxay degaanadaasi go’doonsan, balse waxaa la aminsan yahay boqolaal kun oo kale inay wali ku xanniban yihiin halkaa.

NO COMMENTS