Daawo Madaxweyne Mustafa Martin Mohamed oo khudbad xaasaasi ah jeediyey iyo Khaatumo oo wadahadal u socdo

mustafe martin

Madaxweynaha Dawlada Qurbejooga ah ee United Somaliland Front Mustafa Martin Mohamed ayaa jeediyey khudbad xaasaasi ah oo uu ku soo bandhigay wixii u qabsoomay iyo qorsheyaasha uu maagan yahay inuu fuliyo.

Madaxweyne Martin ayaa sheegay inuu wadahadal u socdo Maamulka Khaatumo, uuna rajeynayo inay is fahmaan.

Shacabka Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa xilkii iyo taageeradoodii kala laabtay Cali Khaliif Galaydh, iyadoo uu iminka Madaxweynaha Khaatumo yahay Madaxweyne Cagalule.

DAAWO KHUDBADII MADAXWEYNE MARTIN: