Daawo Madaxweyne xigeenkii kooxda Cali Khaliif oo Hargeysa tegay

maxamuud caananuug

Madaxweyne ku xigeenka oo dhowaan ku caano shubtay oday Cali Khaliif ayaa Magaalada Hargeysa tegay.

Kooxda Cali Khaliif Galaydh oo sheeganaysa Magaca Khaatumo ayaa u muuqata in ay iminka si toos ah ugu milmeen Somaliland, iyagoo u muuqda inay iminka isu diyaarinayaan inay Hargeysa Hoy ka dhigtaan.

Maxamuud Caana-nuug ayaa tegay Cusbatalka Guud ee Hargeysa, isagoo sheegay inuu soo booqday dadkii dhowaan ku soo dhaawacmay dagaalkii Buuhoodle ka dhacay kuwaas oo dhaawacooda oo Buuhoodle wadhan ay xaflad ku kor haysteen.

Daawo Maxamuud Caana-nuug: