Daawo Musharax Cirro oo balanqaadyo u sameeyey ciidamada iyo dib u dhaca dekeda Berbera

cirro cm

Daawo Musharax Cirro oo balanqaadyo u sameeyey ciidamada kala duwan ee Somaliland, sidoo kalena ka hadlay dib u dhaca ku habsaday magaalada Berbera.

Hadalkan ayaa Musharax Cirro ka jeediyey xaflad sharafeed lagu maamuusay kumanaan Beesha Ciise Muuse ka tirsan oo maanta ku wareegay Xisbiga Waddani.