Daawo Musharax Cirro oo ka warbixiyay safarkoodii Itoobiya iyo ku biirista Xildhibaan Nacnac

cirro15

Musharax Xisbiga isbedel doonka ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa galabta Hargeysa dib ugu soo laabtay, kadib markii uu socdaal shaqo oo dhowr maalmood qaatay ku tegay Dalka Itoobiya.

Musharax Ciiro ayaa ka warbixiyay kulamadii ay la yeesheen Madaxda Itoobiya iyo waxyaalahay ka wada hadleen, sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa xusay ku biirista Xildhibaan Nacnac oo ku biiraya Xisbiga Waddani.

DAAWO HADALKII MUSHARAX CIRRO: