Daawo Musharax Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyay daahfurka balanqaadkiisa 4 Sano

muuse biixi daahfur12917

Daawo Musharax Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyay daahfurka balanqaadkiisa afarta Sano ee soo socda.

Daahfurka ayaa maanta ka dhacday Magaalada Hargeysa, iyadoo uu Madaxweyne Siilaanyo uu xaflada ka qayb galay.