Daawo musharaxa xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro oo saxaafadu su’aalo fool ka fool ah waydiisay

cirro saxaafada

saxaafada madaxbanaan ee Somaliland ayaa su’aalo foolka fool ah waydiisay musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro.

Suaalaha Musharax Cirro la weydiiyey ayaa ahaa kuwo dhinacyo badan taabana oo ku saabsan wax ka qabadka duruufaha Somaliland ku xeeran.

DAAWO SUAALIHII IYO JAWAABIHII MUSHARAX CIRRO: