DAAWO SIDA SHACABKA FARANSIISKU UGU DABAALDEGEEN GUUSHII AY UGU GUDBEEN FINALKA KOOBKA ADUUNKA

french fans

Xulka dalka faransiiska ayaa u gudbay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee koobka Kubadda cagta ee aduunka ee ka socda dalka Ruushka, kadib markii ay shalay hal gool kaga badiyeen xulka dalka Beljam.

DAAWO SIDA SHACABKA LABADA DAL CIYAARTA DALALKOODA UGA DAAWANAYEEN IYO SIDA FARANSIISKU UGU DABAALDEGEEN GUUSHA XULKOODU UGU GUDBAY FINALKA KOOBKA ADUUNKA.