DAAWO SIYAASI CALI SANDULE OO AFKA DHULBAHANTE KU TAAGEERAY QODOBADDII SHIRKII GARXEJIS

cali sandule

Siyaasi Cali Sandule oo ka mid ahaa ergadii Beesha Dhulbahante ee ka qayb gashay shirkii Garxejis weyne ee Buurta Gacan Libaax ayaa isagoo ku hadlaya afka Bulshada Dhulbahante si weyn u taageeray Qodobaddii Shirkaas ka soo baxay.

Is xulufaysi sii xoogaysanaya ayaa u dhaxeeya Beelaha Garxejis iyo Dhulbahante, kaasoo ka soo bilowday Doorashadii Madaxtooyada Somaliland, kadib markii Beesha Garxejis ay Beesha Dhulbahante weydiisatay inay codka wixii iska diiwaangeliyey siiyaan, taasoo keentay in Xisbiga Waddani uu ku guuleysto degaamadaas.

Taageeradan uu Cali Sandule ka sheegay madashii Shirka ayaa ah mid ay ka midaysan yihiin shacabka SSC.

DAAWO SIYAASI CALI SANDULE: