Daawo Suldaanka Haashin Arab oo beeniyey in beeshiisu Kulmiye ku biirtay, BuurMadowna duray

suldaanka haashin laydh

Suldaanka Beesha Haashin-Arab Suldaan Cabdilaahi Axmed Cilmi (Suldaan Laydh) ayaa si adag u beeniyey in beeshiisu shir yeelatay oo Xisbiga Kulmiye ku biirtay, isagoo sheegay in koox saxaafada laga arkay ay ahaayeen nin cadhaysan oo qado sameystay.

Suldaanka ayaa sidoo kale si adag u duray Boqor Buur Madow oo shalay degaamadaas beesha dad badan ka qardaafeeyey.

DHEGAYSO HADALKII SULDAANKA: