Koobka Adduunka:Xulka dalka Croatia oo dhulka ku jiiday xulka England

Ciyaaraha kubadda cagta ee adduunka 2018 ayaa loo gudbay wareegii ugu dambeeyey final, iyadoo caawa uu Xulka dalka Croatia oo dhulka ku jiiday xulka England, kadib markii uu kaga badiyey 2-1.

Finalka waxaa isugu soo baxay Faransiiska iyo Croatia.