Daawo Wafdi ka socday Puntland oo lagu soo dhoweeyay Sarmaanyo Gobolka Sool

faarax maxamed warsame

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr. Faarax Maxamed Warsame iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Sarmaanyo ee Gobolka Sool.

Khudbad uu halkaasi ka jeediyey ayuu sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu soo Gaadho magaalada Sarmaanyo, isagoo ka mahad celiyey Soo dhowaynta loo sameeyay, Waxaana halkaasi uu ka dhagax dhigay mashaariic Puntland ka fulin doonto deegaankaasi.

NO COMMENTS