Daawo Wasiir hore Cali Sandule oo ka digay dagaal lagu hoobto oo ka bilowda degaanka Tukaraq

cali sandule

Cali Sandule oo ka mid ahaa Dawladii Madaxweyne Siilaanyo, kana soo jeeda Gobolada SSC ayaa ka digay dagaal lagu hoobto oo ka dhaca degaanka Tukaraq, sidoo kale wuxuu sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi degaamada Sool, Sanaag iyo Cayn dhib iyo colaad u kordhiyey.

DAAWO HADALKII CALI SANDULE:

NO COMMENTS