Daawo Wasiirka Madaxtooyada Sland oo duray qaabka ololaha Kulmiye (guuldarada waa lagu kala yaacaa)

maxamuud xaashi3

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa si badheedh ah u duray qaabka ololaha ee Xisbiga Kulmiye oo isu bedelay qaab qabiil.

Maxamuud Xaashi ayaa cadeeyey inaan dalka Somaliland lagu dhisi karin qaab qabiil, isagoo sheegay in aanay labo beelood oo gaar u heshiiyey aanay dalka wadi karin, Jeegaan iyo wax la mid ahina aanay shaqaynayn.

DAAWO HADALKII MAXAMUUD XAASHI: