Daawo xil wareejintii taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Soomaaliya

Waxaa maalinimadii shalay xilka taliyaha ciidanka xoogga dalka la wareegay taliyaha cusub Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed kaas oo kala wareegay taliyihii hore Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi “Indho-qarshe”.