Daawo Xildhibaan Nacnac Muusow cod naga heli maysid yaan waqti kaaga lumin Buurmadowna ilaahow naga qabo

xildhibaan nacnac

Xildhibaan Nacnac oo maanta u waramay qaar ka mid ah saxaafada ayaa sheegay inaan Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi aanu degaankooda cod ka helayn, sidoo kale wuxuu duray siyaasiyiin Beeshooda ka soo jeeda.

Xildhibaan Nacnac ayaa yidhi “Muuse Biixow degaanadaas cod ka heli maysid yaan waqti kaaga lumin. Dhanka kale Xildhibaanka ayaa hadalo xanafaysan oo Boqor Buur-Madow ku hadlay ilaahay u baryey inuu ka qabto, isagoo soo qaatay caydii uu Madaxweyne Siilaanyo ku odhan jiray ee lagu xidhay.

DAAWO HADALKII XILDHIBAAN NACNAC: