Daawo Xildhibaan Nacnac oo shaaciyey inay Siilanyo soo dardaarmeen

xildhibaan nacnac

Xildhibaan Nacnac oo ka mid ahaan jiray tiirar ugu waaweyn Xisbiga Kulmiye oo dhowaan u digorogtay Xisbiga Waddani ayaa shaaciyey inay saaxiibkii Siilanyo soo dardaarmeen.

Xildhibaan Nacnac ayaa yidhi “Madaxweynaha waan soo dardaaraney waxaana ku idhi intaan Kulmiye igu dumin ayaan ka cararayaa”

DAAWO HADALKII XILDHIBAAN NACNAC: