Dhegayso Shirkii Burco ee Habar-Awal iyo Habar-jeclo Kursiga isku weydiisteen

subeerawel iyo habarjeclo

Beelaha Habar-Awal garabka Kulmiye iyo Habar-jeclo oo dhowaan kulan ku yeeshay Magaalada Burco ayaa waxay isweydiisteen codka iyo kuraasta Somaliland ugu sareeya.

Shirkan oo ahaa mid aan saxaafada loo ogolayn, ayaa waxaa banaanka u soo baxay siduu shirku u qabsoomay iyo sida wax laysku weydiistay.

DHEGAYSO HADALKII LABADA BEELOOD: