Faadumo Siciid: Maanta nin damiir leh oo Xisbiga Kulmiye ku hadhay ma jirto

faadumo siciid

Daawo Faadumo Siciid oo sheegtay in maanta nin damiir leh oo Xisbiga Kulmiye ku hadhay aanu jirin.

Hadalkan ayey Faadumo ka sheegtay xaflad balaadhan oo loo qabtay kumanaan Beesha Ciise Muuse ah oo ku biiray Xisbiga Waddani.