PUNTLAND OO DEGAANNADEEDA KA MABNUUCDAY SNLTV

SNLTV

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa lagu amray shirkadda DSAT in ay sida ugu dhakhsaha badan Sanduuqa kannaallada uga saarto, TV-ga ku hadla Afka Somaliland.

Halkaan ka dheeho Wareegtada:
wareegto xanibaad slntv