RAMADAAN KARIIM BISHII BARAKAYSNAYD EE RAMADAAN OO BILATAY

ramadaan2

Ramadaan kariim Waxaa dhalatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan, oo Muslimiinta dhammaan meel walba oo ay joogaan ay aad u sugayeen, bilashada Bishan.

Shabakada xaysimo.com waxay umada muslimiinta u rajeynaysaa Ramadaan wanaagsan.