Saamiga Beelaha ee Agaasimayaasha Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda Somaliland

saamiga beelaha2

Saamiga beelaha ee agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira wasaaraddo iyo hay’addaha kale ee dawlada ay ku leeyihiin beelaha habar awal 27 taas oo u dhiganta 59%.

Agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagta ayaa ah kuwo horseed u ah musuqmaasuqa hadheeyay dawlada, waxaanay arintani muujinaysaa inay beeshaasi haysato awooda maamul ee miisaaniyada dalka gaar ahaan wasaarada iyo hay`addaha kale ee ugu dhaqaalaha badan, agaasimayaashani waxa kale oo qayb laxaad leh ka yihiin shaqaalaha wasaarada ama hay`ad waliba qaadanayo.

Wasaaraddaha
1 Maxamed Cismaan Dube W. Arimaha Gudaha H. Awal/ Sacad Muuse.

2 Aniisa Xuseen Cali W. Gaashaandhiga H. Awal/ Sacad Muuse.

3 Xasan Cabdi W. Beeraaha H. Awal/ Sacad Muuse.

4 Ismaaciil Haybe W. Ganaciga, Warshadaha iyo Dalxiiska H. Awal/ Sacad Muuse.

5 Xamda Yuusuf Aadan W. Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada H. Awal/ Sacad Muuse.

6 Yuusuf X. Axmed Maxamuud W. Diinta iyo Awqaafta H. Awal/ Sacad Muuse.

7 Mowliid Gaboobe W. Xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka H. Awal/ Sacad Muuse.

8 Maxamed Ismail W. Madaxtooyada H. Awal/ Sacad Muuse.

9 Xuseen Xasan Cabdi W/ maaliyada AG/ ku xigeen H. Awal/ Sacad Muuse.

10 Farxiya Dubad W. Waxbarashada H. Awal Cise Muuse.

11 Jaamac Cabdi Cismaan W. Gaadiidka iyo Wadooyinka H. Awal/ Ciise Muuse.

12 Cabdillaahi Ibraahim Maxamuud W. Boosaha iyo Isgaadhsiinta H. Awal/ Ciise Muuse.

13 Asad Maxamed Maxamuud W. Maaliyada Habar Jeclo/ Maxamed Abokor.

14 Cabdirisaaq Xasan Jibriil W. Macdanta iyo Tamarta Habarjeclo/ Muuse Abokor.

15 Cismaan Jaamac Cabdillaahi W. Qorshaynta Qaranka Samaroon/ Jibriil Yoonis.

16 Xasan X. Maxamuud Muxumed W. Warfaafinta Samaroon/Reer Nuur.

17 Cabdikariim Barako W. Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Samaroon/ Habar Carfaan.

18 Maxamuud Jaamac Dhahar W. Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Harti/ Warsangeli.

19 Axmed Maxamed Cali W. Biyaha Harti/ Warsangeli.

20 Suhuur Maxamed Cabdillahi W. Deegaanka iyo Horumarinta R. Miyiga Garxajis/ Ciidagale.

21 Cabdiqani Xasan Axmed W. Arimaha Dibada Garxajis/ Ciidagale.

22 Hodan Maxamed Xasan W. Caafimaadka Harti/ dhulbahante.

23 Sharmaarke Maxamed Saalax W. Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta Warsangeli.

24 Muna Ibraahim Cumar W. Cadaalada Madigaan.

25 Wali Lama Magacaabin W. Maalgashiga Baarlamaanka, Maxkamada Sare iyo Hay`addaha Madaxa Banaan.

26 Faaisa Sh. Maxamed Axmed Golaha Guurtida H. Awal/ Sacad Muuse.

27 Farax Ibraahim Gamuute Golaha Wakiilada H. Awal/ Sacad Muuse.

28 Sahra Ismaaciil Maxkamada Sare H. Awal/ Sacad Muuse.

29 Amaal Cabdiraxman Hayadda Shaqaalaha H. Awal/ Sacad Muuse.

30 Faadumo Jaamac Ibraahim Hanta dhawraha Guud H. Awal/ Sacad Muuse.

31 Maxamed Aadan Maxamed Xeer ilaaliyaha Guud H. Awal/ Sacad Muuse.

32 Hibo Ciise Dhawrista Tayada H. Awal/ Sacad Muuse.

33 Hodan Axmed Shiil Dib udejinta iyo Barakacayaasha H. Awal/ Sacad Muuse.

34 Ismaaciil Burco Gudida Qandaraasyada H. Awal/ Sacad Muuse.

35 Siciid Jaamac Hay`adda Wadooyinka H. Awal/ Sacad Muuse.

36 Maymuuna Caydiid Ducaale Xisaabiyaha Guud H. Awal/ Sacad Muuse.

37 Xaliimo Cabdiraxmaan Ka hortaga Aafada iyo Kaydka Raashinka H. Awal/ Sacad Muuse.

38 Amran Cabdi Ismaaciil Baanka H. Awal/ Ciisu Muuse.

39 Cismaan Timawayne Hay`adda Dekada Somaliland H. Awal/ Ciise Muuse.

40 Cismaan Maxamed Cabdi Hayadda Duulista iyo Madaarada Habar jeclo/ Muuse Abokor.

41 Saynab Ciise Cabdi Garyaqaanka Guud Harti/ Warsangeli.

42 Xamda Saleebaan Daahir Afqarshe Gudida Maamul HIV/AIDS Harti/ Dhulbahante.

43 Cabdiraxmaan Siciid Guddida doorashooyinka Qaranka Harti/ Dhulbahante.

44 Cabdikariim Cabdillaahi Cumar Madbacada Qaranka Samaroon/Maxamed Case.

45 Cabdirisaaq Waysaale Maamul Wanaaga Arab/ Subeer Celi.

46 Hana Cabdi Daa`uud Xuquuqul Insaanka Ayuub.

47 Rooda Abdilahi Wakaaladda Biyaha Hargeisa Habar awal/ Sacad Muuse.

Habar Awal 27, Sacad Muuse 22, Ciise Muuse 5, Habar Jeclo 3, Muuse Abokor 2, Maxamed Abokor 1 , Harti 7, Warsangeli 4, Dhulbahante 3 , Samaroon 4, Garxajis/ Ciidagale 2, Arab 1, Ayuub 1 , Madigaan 1 = Total 46
saamiga beelaha2saamiga beelaha