Sawiro Hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo hoy ka dhigtay dariiq ku yaal London

hooyo wiilkeed london dariiq5

Mid ka mid ah waddooyinka magaalada London ayaa waxaa hoy ka dhigtay oo dagay hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda kuwaas oo ka carooday guri komyuunku ka soo saaray oo ku yaalay xaafadda Tooting oo ay aad u jeclaayeen.

Waxaa ay diideen dhowr guri oo loogu badalay, waxaana ay door-bideen in ay wadada ku noolaadaan.
hooyo wiilkeed london dariiq1hooyo wiilkeed london dariiq2hooyo wiilkeed london dariiq3hooyo wiilkeed london dariiq4hooyo wiilkeed london dariiq8hooyo wiilkeed london dariiq5hooyo wiilkeed london dariiq6hooyo wiilkeed london dariiq9hooyo wiilkeed london dariiq7