TACSI AXMED AW CABDI (UKUN XAAWO) OO XALAY KU GEERIYOODAY MAGAALADA LAASCAANOOD

tacsi3

INAALILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUUN, Allah ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Laascaanood ku geeriyooday AXMED AW CABDI OO LAGU NAANEYSI JIRAY UKUN XAAWO.

Marxuum Axmed wuxuu ka mid ahaa halgamaayaashii Gobolka Sanaag.

Waxaan marxuum Axmed illaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, samir iyo imaan ka siiyo qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka tegay.