XILDHIBAAN DHEGACADE: XILDHIBAAN DHAKOOL WAA WALIID BINU MUQIIRA PUNTLANDNA LUG KUMA LAHAYN MAAMULKII XAYSIMO

xildhibaan cali dhegacade

Puntland ayaa beenisay in Maamulkii Somaliland ee Gobolka xaysimo ay jidka u galeen, iyagoo sheegay inay dayoobeen oo markii ay arkeen inay meel khalad ah taagan yihiin cararay dabadeedna gaadhigii la qalibmay.

Xildhibaan Cali Dhegacade oo ka mid ah Golaha Wakiilada Puntland oo arintaas ka hadlay ayaa si weyn u eddeeyey xubno Goleyaasha Somaliland ka tirsan, oo shilkaas si khaldan u sheegay, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Biyaha, Xildhibaan Dhakool iyo Xildhibaan Indho.

Xildhibaan Cali Dhegacade ayaa Xildhibaan Dhakool oo ah Golaha wakiilada Somaliland ku sifeeyey Waliid Binu Muqiira, isagoo akhriyey aayadii ku soo degtay.

Waliid Binu Muqiira wuxuu ahaa gaal dhiblow ah, markiisii horena garac ahaa.

DAAWO HADALKII XILDHIBAAN DHEGACADE: