Xildhibaan Tukaale: Somaliland daaqad waliba way ku soo xidhantay

xildhibaan bashiir tukaale

Xildhibaan Tukaale oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland ayaa si weyn u duray Siyaasada Arimaha dibada ee Xukuumada Muuse Biixi.

Tukaale ayaa sheegay in Somaliland daaqad walba ka soo xidhantay.

DAAWO XILDHIBAAN TUKAALE: