XOGHAYAHA GUUD WADDANI OO GUDOOMIYE CIRRO UGU BAAQAY INUU ISCASILO IYO DIGNIIN HOGAANKA (Warsaxaafadeed)

war deg deg

Xogahayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo goor dhoweyd soo saaray Warsaxaafadeed qoraal ah, ayaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani CABDIRAXMAAN CIRRO uga digay falal dembi ah oo uu dabada ka riicayo, isagoo ka codsaday in Cirro si dhaqso ah Isu casilo.

Uurcade wuxuu sheegay in hogaankii Xisbiga ee shirweynaha lagu doortay ay 4 qof ka joogaan, isagoo cadeeyey in waxkasta oo aan sharciga waafaqsanayn uu u mari doono, nidaam cadaaladeedka dalka u yaal.

HALKAN KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKII OO DHAMEYSTIRAN.
Warsaxaafadeed uurcade

NO COMMENTS