3 CASHO KADIB WAXAA LOO KALA BAXAYAA SHARFANE, GEESI, HORGAL, CAADEQAATE IYO INA-GUMEED

isimo gudi aayo katalin

Waxaa jirta maahmaah tiraahda “20 jir Mudug jooga ilaahay uma xilqarin”, maanta waxaa la mid ah Isimadda, Cuqaasha iyo Gudiga 33 qof ee Aayo ka talinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Warku waa cad yahay, Jamhadda SNM ama qabiilkan Isaaq iyo Maleeshiyadiisa midnimaddii Soomaaliya iyo amarkii illaahay ee Wadajirka Muslimiinta Waajibinayey waa diideen, dad Islaam ah bay guryahoodii iyo degaamadoodii ku soo duuleen oo daalinimo ku joogaan, 16 Sano baa la abhinayey sida diintu qabto wayna diideen, MAANTA WADADA KELIYA EE SHACABKA SSC U FURANI WAA JIHAAD, ILAAHAY LOOGU DHOWAADO, maadaama wixii Alle xaaraantinimeeyey ay xalaaleysteen.

Horgal, caadeqaate, Inagumeed waa Isim-kii, caaqilkii ama Waxgaradkii afkiisa laga maqlo Magaca Somaliland, aan wadahadalo jamhadda SNM, Puntland baan nahay iyo wax la mid ah.

Laga bilaabo saacada uu afhayeen u noqdo jamhadda SNM, wuxuu doortay Gunnimo, wuxuu ku sifoobay Horgal Caadeqaate ah, sidaasdarteed Garaad SSC maaha, ka guursigiisa iyo la xididkiisana halaga fogaado, shir dambe oo aayaha SSC looguma yeeri karo.

Jamhadda SNM waxaa Wadahadalkeedu inoo furan yahay markay degaamadda SSC ka baxaan, oo Gooni-u-goosatka ka noqdaan, Soomaalinimadana ogolaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here