Ciidamo tabacsan Ahlu Sunna ayaa weerar kedis ah ku qaaday Saldhiga degmadda Guriceel, waxayna mudo kooban la wareegeen gacan ku haynta Saldhiga, balse waxaa weerar rogaal celis ah ku soo qaaday Ciidamada NISA kuwaas oo dadkii saldhiga qabsaday cagta mariyey, iyagoo sheegay inay ka dhigeen wax dhintay, wax dhaawacmay iyo wax la qabtayø
DAAWO UNIVERSALTV: