Daawo Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta KG oo cambaareyey kooxdii Garoowe ku shirtay iyo warkii ay ka soo saareen.
Guud ahaan umadda Soomaaliyeed ayaa ka yaabtay Shirkii taloxumaale ee uu soo abaabulay cadowga Soomaaliya, iyadoo xubnaha shirka abaabulay laga soo kala diray Kenya iyo Imaaraatka Carabta, waxayna u badnaayeen shaqsiyaad ku caanbaxay wadaniyad xumo, Qaran dumisnimo iyo adeegsiga Dawladaha shisheeyaha.