Raiisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray caasimada dalka Ethiopia ee Adis Ababa ayaa si balaaran loogu soo dhoweeyey isagoo la kulmay Raiisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.
Madaxda labada dalka ayaa la sheegay inay kawada hadlayaan Xiriirka sii xoogeysanaya ee labada dal.