Aadan Madoobe oo maanta magaalada Muqdisho loogu soo dhaweeyay

madoobe iyo filish

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Sayid Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Sii Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo boqolaal dadweyne ah ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aden Cade international AirPort.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here