Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo ayaa goordhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho.
Weftiga waxaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage.
Newspaper is your news, entertainment, music fashion website. We provide you with the latest breaking news and videos straight from the entertainment industry.
Contact us: contact@yoursite.com