Madaxweynaha Maamulka Hargeysa Muuse Biixi Cabdi ayaa si aan waaqici ahayn uga hadlay nabadgelyo ka dhex dhacda Maamulka SSC-Khaatumo iyo Somaliland, isagoo sheegay in arintu tahay reer Somaliland dhexaysa oo iyagu dhameysanayaan.
Hadalka Muuse Biixi ayaa ah khiyaaligii ay Hogaamiyaasha Somaliland weligood shacabka ku maaweelin jireen.