DAAWO ISIMADA SSC OO SOO DHOWEEYEY TALIYE XIGEENKII CIIDAMADA SOMALILAND OO KA SOO GOOSTAY

soo dhoweyn jeneral saleebaan barre geesood 2023 47

Taliye ku xigeenkii Ciidamadda Somaliland General Saleebaan Barre Geesood oo ka soo goostay maamulkaas ayaa maanta si weyn Magaalada Laascaanood loogu soo dhaweeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here