INALILAAHI WAA INA ILEYHI RAAJICUN AMIIR JAAMAC M MIRE (DIGAALE)

amiir jaamac maxamed mire digaale

Waxaa goor dhaweyd duqeyn maamulka SNM magaalada Laascaanood ka geystay ku shahiiday Marxuum Amiir Jaamac Maxamed Mire (Digaale).

Amiir Jaamac wuxuu ka mid ah Guurtida iyo Odayaasha Bud-dhiga uu ahaa Degmada, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii uu ka geeriyooday iyo dhamaan bulshooyinka SSC, marxuumkana waxaan ilaahay uga baryayaa inuu u naxariisto.

AAMIIN.

Osman Ibrahim Warsame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here