GARAADKA GUUD OO KU BAAQAY IN XUMAANTA LAGU DAYO HADAY DEGAAMADA AWDAL STATE KA BIXI WAAYAAN

garaad jaamac garaad cali

Garaadka Guud ee Ummadda iyo midnimadda Soomaaliyeed Garaad Jaamac Garaad Cali oo shalay khudbad u jeediyey dadka Soomaaliyeed ee magaaladda Adis Ababa ku dhaqan, ayaa Beesha Isaaq ugu baaqay inay degaamada Awdal State ama Beesha Samaroon isaga baxaan, haddii ay wanaaga ku bixi waayaana xumaanta lagu deyi doono.

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaad guud oo umadda Soomaaliyeed ayaa waajib ka saaran yahay inuu difaaco cidkasta oo dulman ama uu dulmiga ka hadlo.

DAAWO HADALKII GARAADKA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here