Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa mucaaradka iyo sacabkaba ugu baaqay in loo midoobo difaaca dalka dawlada laysku barbar taago.
Cabdi Qaasim ayaa Mucaaridka uga digay danaysiga gaarka ah, marxalada maanta la marayona aan la kala laayn mucaarid iyo muxaafid, si qabada dawlada hortaagan ee difaaca dalku ka mid yahay looga gudbo waa inaan gacmaha isqabsanaa.
DAAWO GARAAD TV: